Saturday, October 29, 2016

Boob Xoogan oo loo Gaystay Dukaamada Soomaalida ee Dalka Koonfur Afrika

Hadaba qaar kamid ah ganacsatadaasi ayaa ka hadlay sidii ay wax u dhaceen, iyagoona sheegay in dukaamo badan oo Soomaaliyeed ee furnaa xiliga uu mudaaharaadka dhacayay lagu boobay magaaladaasi.
Mudaaharaadka ka socda dalka Koonfur Afrika, ayaa waxaa dhigaya arday ka caraysan lacag ay dowladda ku kordhisay waxbarashada Jaamacadaha, iyadoo mudaaharaadyadina ay ka socdeen dalkaasi maalmihii lasoo dhaafay.