waa maqaal yar oo aan rabo in aan ku sharaxo waxa aan ula jeedo wan subag sii markii la doortey farmaajo waxa uu raisal wasaare u doortey nin ladan oo ka yimih qurbaha, asiga waxaa uu keensaday wasiiro u badan quraba joog ama dad ladan ayagiina waxay shaqaalo ama agaasimayaal u shaqaalaysiisteen qurba joog shaqsiyaad ladan waxaan is waydiiyay dad kii qorax joogta wadan kii waa laga xigsaday oo waxaa laga dhigay dad aan wadiniyeen aheen ama wax ma tarayaal ah sida ka muuqata nidaam ka hada jira ma u aragtaa arintaan in ay tahay wan subax sii nin ladan wax ku darso si adiga barito aad wax u hesho arintaad dad badin waa ay fahansanyihiin waxaan filaa in ay gabar gaaban u gu fadhiyaan qurba joog ......
Monday, June 12, 2017
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
Waxbarashadu waxay ina siinaysaa aqoonta aduunka ee nagu wareegsan oo aynu ku bedelno wax si ka fiican. Waxay nagu horumarineysaa aragtida...
-
Daawo sawirada Damaashaadka Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho maalinta jimacaha oo ah maalinta kaliyaah ee laga nasanayo shaqooyinka ayaa ...
-
Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa ah goob inta badan dadka ku dhaqan gobalkan Benaadir ay usoo damaashaad tagaan, waxaa hareeraha ...